إِنَّآ أَعۡطَيۡنَٰكَ ٱلۡكَوۡثَرَ
1. Waxaanu xaqiiq ku siinnay (Nabi Muxammadow) Al-Kawthar (webi ah Jannada iyo khayr tiro badan).
الكوثر
Read Surah Al-Kawthar in Somali (الكوثر) with Arabic text, Somali translation, and audio recitation. Chapter 108 of the Holy Quran, 3 verses — free online.
Quran in Somali · all 114 Surahs
إِنَّآ أَعۡطَيۡنَٰكَ ٱلۡكَوۡثَرَ
1. Waxaanu xaqiiq ku siinnay (Nabi Muxammadow) Al-Kawthar (webi ah Jannada iyo khayr tiro badan).
فَصَلِّ لِرَبِّكَ وَٱنۡحَرۡ
2. Ee u tuko Rabbigaa Dartiis, (oo u) gawrac xoolo (adigoo Isaga Keliya Magaciisa ku xusi, uguna dhowaan).
إِنَّ شَانِئَكَ هُوَ ٱلۡأَبۡتَرُ
3.Hubaal nacabkaaga waa kan cidhib go’i [1].
[1]. Rasuulkii Alle s.c.w. wuxuu yidhi: Waxaan ku dhaartay Kan ay Gacantiisu ku jirto nafteyda, midkiinna ma ahaan doono mu'min dhan jeer uu i jeclaado in ka badan waalidki iyo ilmahiisa iyo dadka oo dhammi".
Al-Kawthar
Play